About Us
Ku Saabsan Barnaamijka
Barnaamijkan wuxuu wali ku jiraa marxalad tijaabo ah (Beta Version), waxaana si joogto ah loogu sameynayaa horumarin iyo hagaajin.
Waxaan rajeynaynaa in mustaqbalka uu noqdo barnaamij faa'iido badan u leh bulshada Soomaaliyeed, isla markaana aanu ku koobnaan oo keliya turjumaadda ereyada.
Himiladeena
Himiladeenu waa in aan dhisno barnaamij u fududeeya dhalinyarada Soomaaliyeed:
Aragtideena Mustaqbalka
Mustaqbalka waxaan qorsheynaynaa in aan ku darno:
La-tashiga Khubarada
Waxaan la shaqeyn doonnaa macallimiin, turjubaano, iyo khubaro Soomaaliyeed si aan u hubinno in xogta iyo turjumaaduhu noqdaan kuwo sax ah, faa'iido leh, oo la isku halayn karo.
Fikradaada Waa Muhiim
Waxaan soo dhoweyneynaa talo kasta, sixid kasta, iyo aragti kasta oo naga caawin karta horumarinta barnaamijkan.
engahmedmohamedali24@gmail.comMahadsanid booqashadaada iyo taageeradaada.